(Sawirro) Guddoomiyaha Baarlamannka iyo Ex-RW Rooble oo dalka ka ambabaxay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambeĀ  u ambabaxay dalka Sucuudiga. Shiikh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa maalmaha ay ku sugan yihiin halkaas ku soo qaadan doono gudashada acmaasha Xajka. Wafdiga uu hogaaminaayo Guddoomiyaha oo ay ugu horeeyaan Ra’iisul wasaarihii hore ee … Continue reading (Sawirro) Guddoomiyaha Baarlamannka iyo Ex-RW Rooble oo dalka ka ambabaxay